Posts

هل نحتفل بمولد النبيّ صلى الله عليه وسلم؟

25 فبراير, 2010 حسن عيسى حسن عيسى صحفي ومحلل سياسي صومالي متخصص في التاريخ الإسلامي. يكتب في عدد من المواقع الصومالية وعمل مع البي بي سي العربية وقناة الجزيرة كصحفي مستقل .  انضم إلى الشاهد مؤخرا ويعيش في بورما بشمال الصومال . كثر القيل والقال واختلاف كلمة المسلمين هل يحتفلون ويجعلون عيداً يوم مولد المصطفى صلى الله عليه وسلم ؟ فمن المسلمين من يعتبر هذا اليوم يوماً عظيماً وعيداً سعيداً، ومنهم من يرى مثل هذا اليوم رغم عظمته إلا أنه لا يحتاج الى احتفال وابداء السرور والبهجة، ومنهم من يراه يوما عظيماً ولكن الاحتفال به يختلف عن الاحتفالات الأخرى ويتحدثون عن سيرته من مولده الى أن وافته المنية ويعقدون في المساجد أو الأماكن العامة محاضرات بهذا الخصوص في هذا اليوم المجيد. ومنهم من يعبر عن سروره وفرحته لتعظيم هذا اليوم بالقصائد وابتهالات مختلفة ويضعون في الأماكن العامة بمكبرات الصوت لتسميع أكبر عدد ممكن من البشر، ويذبحون الحيوانات ويوزعون الحلويات ويرشون ثيابهم وبيوتهم بالعطور. ويبدأ مثل هذه الأيام اختلاف كبير بين المسلمين هل نحتفل أم لا؟ ويحدث في بعض البلدان جدال مرير بين الصو

Aniga iyo Ismaaciil Tukaale

Image

Ololaha Xisbiga Wadani

Image

Olole doorsho oo waqtigiisii ka soo hor marey !!!

Image
                                                           Waxaa aad u muuqata in sanadkan sida uu u bilaabmayma aan ku jirno olole doorasho oo waqtigiisii ka soo hor marey sida dastuur ahaan uu dhigayo xeerka doorashooyinka Soomaaliland waxaa loo ogol yahay xisbiyada siyaasada in ay ololaha bilaabaan 30 cisho ka hr marka wax waybala gudiga doorashadu diyaariyo sida ku cad xeerka doorashooyinka Soomaaliland qodobkiisa 27 aad iyo 28 aad iyo faqradahooda oo sii faahfaahinya. Laakiin hada waxaa jirta in xisbiyada siyaasadu dhacdo kasta ama fursad kasta oo ay helaan u badalayaan olole siyaasadeed, taasina waxa ay bilaabantey markii la bilaabay bixinta kaararka cod bixiyayaasha bishii 3 aad ee sanadkan 2017ka.  Waxaa  jirtay markii kaararka cod bixinta ee gobolada Saaxil iyo Maroodi Jeex ay socotay gudiga doorashada Qaranku u hanjabaad iyo digniin u jeediyey labada xisbi ee waaweyn Wadani iyo Kulmiye mise hubo in ay ganaax ka qaadeen iyo in ay ku ekayd uun digniintaas. Wal

Wadani waxa uu muujiyey biseyl siyaasadeed

Image
Xisbi siyaasadeedka  Wadani  waxa uu dabayaaqadii todobaadkii ina dhaafay gaar ahaan khamiistii iyo jimcihii sameeyey laba dhoola tus oo kala daran kuwaas oo sababi kara in xisbiga ay aadka isku hayaan ee Kulmiye  ku kalifaysa in uu aad uga fiirsado hadeed ama waqtiga yar ee ka hadhay doorshada in uu sameeyo waxyaabo uu ku muujin karo in uu sidaas oo kale u yahay xisbi xalin kara arimo murugsan. Tan hore waa xafladii uu Wadani Maansoor  Huteel ugu qabtey koox siyaasiyiin ah oo ka soo kala jeeda Boorama iyo Hargeysa,taas oo ay reer Wadani ku tilmaameen dhul gariir siyaasadeed in ay ahayd sida ay qabaan iyagu, waxaa muuqata in ay soo leexsadey koox wax tar weyn u yeelan karta  xisbigooda kuwaas oo  khibrad balaadhan u leh hanaanka geedi socodka siyaasada Soomaaliland . Waxaanay culays ku kordhin karaan miisaanka uu xisbigaasi ku yeelanayo labadaas gobol, oo in mudo ahba uu u xusb duubnaa sidii uu gacanta ugu dhigi lahaa meelaha uu is leeyahay waxay kuu soo kordhin karaan shacb

Ilaalinta Dhaqankeena ( Cuntada iyo Cabitaanka)

Image
 Waa xaqiiqo jirta in ummad kastaa leedahay dhaqan iyo hide iyo ku faanto ilaashatana ummadaha kalena waxa ay wax ku qiimeeyaan dhaqankaas iyo hidahaas ummadu leedahay, inta badana dhaqan kasta waxa uu ku saleysan yahay waxa ay rumaysan tahay ummadaasi. Inaga Soomaali ahaan waxaan lahayn dhaqan wacan iyo hido dhawrsoon oo aan inaba la mid ahayn dhaqamo badan oo aduunka ka jira. Waxaa tusaale wacan maant aan u soo qaadanayaa weelashii aan waxa ku cuni jirnay iyo kuwii aan wax ku cabi jirnay ee hada inaga dhaqan guuray, kuwaas oo aan filayo in taariikh ahaan meelo lagu xasuusto in laga helo mooyee aan maanta cidna waxaba ku qabsan, waxaanan hubaa weelashaas aan hidaha u ilayn in ay 100% ka caafimaad iyo sixo wacnaayeen weelal badan oo anaan aqoon lahayn oo aan maanta isticmaalo. Weelashaas waxaa ugu muhiimsanaa oo aan aad u xusuutaa markii aan yaraana qaar badan isticmaalay Xeedho iyo Findhaal waxa lagu soo ridi jiray xeedhada cuntada dadku cunayaan Fandhaalkuna waxa uu ahaa kan